dhagaxbuur

dhagaxbuur Qolka Taageeraha Madaxwayne Mustafa Omar kilalka 5aad

SALAADDA Muhiimada  Loo Tukado Shanteeda Waqti Maxey tahay? iyo Xikmadda Allaah Ee Ka dambeeyso in Sidaa La Yeelo , Wax ...
03/11/2025

SALAADDA Muhiimada Loo Tukado Shanteeda Waqti Maxey tahay? iyo Xikmadda Allaah Ee Ka dambeeyso in Sidaa La Yeelo , Wax Ka Ogow: -

1:《 الصلاة الفجر : و فضلها》Fadliga Saladda Subax
Fadliga Dheeraadka ah Ee Lagu Xusay Saladda Fajarka " Or Subax :

a》. Sida Aan Kawada Warqabno Qorraxda Subaxdii Marka ay Soo dhalaneyso Waxeey Ka Soo dhax dhalataa Labada geesood Ee Uu Shaydaanku Leeyahay bartankooda , Xilligaas isaga ah Waxaa Caalamka Halmar U Sujuudayo Makhluuqaadka Gaalada ah Marka laga Reebo Muslimiinta Oo Aan Rumeeysneyn Baadilkaas.

b》.Qof Mu`min ah Majiro Kaas Oo Salaadda Fajarka Ku Tukado Salaad Jamaaco illaa Waxaa Laga bariyeelaa Labo Waxyaabood Oo Kala ah ; |Munaafaqnimo / Naar Kulul.

2: 《 الصلاة الظهر : ومافضلها》Fadliga Salada Duhur
Fadliga gaarka ah Ee Lagu Sheegay Duhurka.

!! Waqtigaas Waxaa La Huriyaa Ama La Shidaa Dabka Naaraha Oo Dhan gaar ahaan Naarta Jahanama , Qof Mu`min ah Majiro Tukada Xilligaas Salaad Duhur Haddii Uu jiro Waxaa Laga Xarimaa Jirkiisa, Lafihiisa, Hilibkiisa Kuleeylka , Neefta Hurka Naarta Jahanamo.

3:《 الصلاة العصر: وما فضلها》Fadliga Salada Casar
Faa`idoyiinka Laga Helo Salaada Casar.

Waa Sacaddii Uu 🍀geedka Cunay Aabaheen Nebi Aadan Cs , Waa Saacadii Janada lageeyay , Waa isla Saacadii Janada laga Soo saaray Ka dib Adduunka la Keenay, Qof Mu`min ah Majiro Tukada Salada Casar , Haddii La Helo Qof Tukaday Waxaa La dhaafayaa Dhamaan Dambiyadiisi Oo dhan Sida Hooyadii Markii dhaleeys Dambi la`aan U ahaay ayaa laga dhigaa dambgiisi Waa La Tirayaa.

Waxaa Uu Aqriyay Aayddan: 👇
قال تعالي: [[ حافظواعلي الصلوات والصلاة الوسطي]]بقرة

4:《الصلاة المغرب: وما فضلها》Fadliga Salda Maqrib
Fadliga laga Helo Salaadda Maqrib :

{}Waa Saacadii Uu Allah Ka Towbad aqbalay Abuuna Adam Cs , Qof Mu`min ah Ma jiro Tukada Salaadda Maqrib isaga / iyada Oo ay Ka tahay Ajar Xisaabsi iyo Khaalis lillaah Ka dib Waxii Uu doono Allah Weydiisto isla Saacadaas ayaa Gacanta laga Saarayaa Ducada Wa ajiib.

5:《الصلاة العشاء؛ وما فضلها Fadlaiga Salada Cishe
Fadliga Lagu Sheegay Salaadda Cishe.

Qabriga Waa Madow , Maalinta Qiyaame Waa Maalin Madow ah , Qof Mu`min ah Majiro Oo Tukada Salaadda Ceshe illaa Hadii Uu jiro Waxaa laga Reebaa Dadka Qiyaamaha Laga dhigi doono Xaabada Naarta , Waxaa La gudoonsiinayaa Nuur/iftiin Uu Ku Maro Jidka Siraad Ee Mugdiga iyo gudcurka ah😢الله اعلم

☞Mar Wlaba Waan U bahanahay ducadiina Waanagsan Abaalkas Ducada Waa idiin Hayaa Dhamaan Allah diin xafido jazakumullah Kheyr.

isku day inaadan Ka Sii Socon Adiga Oo Aan Lawadaagin Muslimiinta Kale Waa Amaano.

Udir 10 ama 20 si kheyrka ufahmaan ✅✅

kheyraa soo gudbiyaa follow ha iga ilaawin ☪️❤️❤️‍🩹

06/09/2025

Address

Kilalka 5aad
Harerge

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when dhagaxbuur posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share