Zakariye

Zakariye Sakariye dek mahamed

Permanently closed.
Wa aniga iyo aderky abdulhi maxamed aar🦁
25/12/2025

Wa aniga iyo aderky abdulhi maxamed aar🦁

Isbadalkii ka hor🤣
15/01/2024

Isbadalkii ka hor🤣

Inna lillahi wa Inna illayhi raajicuun Asiya 4 isbuuc kahor ayuu arooskeeda Ka dhacay magaalada doolow ee gobolka gedo, ...
15/01/2024

Inna lillahi wa Inna illayhi raajicuun

Asiya 4 isbuuc kahor ayuu arooskeeda Ka dhacay magaalada doolow ee gobolka gedo, Isla maalintaas waxaa geeriyotay ayeydeed hooyo, oo hambalyadi tacsi baa dabooshay, isbuuc kadib ayaa saygeedi oo Nairobi Ku sugan loo kaxeeyey, waxaana sii galbisay habaryayteeda hooyadeed la dhalatay oo uwadday Nairobi,

Waa qadarta eebee, duleedka magaalada gaarisa ayey shil gaari Ku galeen, waxaana Halkaas Ku geeriyoday dhowr qof oo ay kamid tahay habaryarteed oo ah qofkii inanta uwaday gurigii ay Ku aqalgali laheyd oo Ka diyaarsanaa magaalada Nairobi ee caasimadda Kenya, ayadana dhaawac daran ayaa soo gaaray, waxaana dhiig kaga furmay madaxa kooma ayeyna gashay, qaliin ayaa lagu sameeyey waana lagu guuleystay balse isbuuc kadib shilka, saaka ayuu illahay oofsaday oo ay Ku geeriyotay Nairobi,

aasiya waxay aheyd qof wanaagsan oo dhowrsan, Asturan, waalidkeedana baari u'ah, allaha Unaxariisto dhamaan qoyskana Samir iyo iimaan allaha nagasiiyo, aamiin.

Fllow me
03/01/2024

Fllow me

Check out Zaki____6624's video.

03/01/2024

Ilahy dartii 👍utabo

‏لا اله الا الله محمد رسول الله اتق الله يا ايها ‏بنت
26/09/2022

‏لا اله الا الله محمد رسول الله اتق الله يا ايها ‏بنت

Flawless
19/07/2022

Flawless

Fallow
11/05/2022

Fallow

Address

0. 5
Jijiga
KKKKK

Telephone

+251930066624

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Zakariye posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Hotel

Send a message to Zakariye:

Share