Ahmad arab omar

Ahmad arab omar Hotel

23/10/2022

Agram harun cali waa nin soomali aha kuna hadla afdariga waana mulkila xanan hutel aqabad badan ayuu ku haya soomalida joogta harar isoo u adegsan saxibadi wuxuna ku fana komishinka waa aderkay xer ilaliyu waa aderkay garsoruhu waa aderkay cid waxa iga qadi maa jirto

23/10/2022

Nin walba mel ayuu awad ku leyahay waxan cawa igu dhacay magalada herer waxan ku lehay hutel lagu magacabo Tawakal hutel waxan iyimid nin hutel ku le herer hutelkisa waxa laa dhaha xanan hutel waxa lagu magacaba agram harun cali dadki dagan tawakal hutel ayuu kaxaystay isagoo noo han jabay noguna hajabay afadari

Illaahay baa mahad leh maanta inoo suurta geliyey in dhismaha wejiga 1-aad ee Dekeda Garacad guul inoogu dhamaado.Dhisma...
22/10/2022

Illaahay baa mahad leh maanta inoo suurta geliyey in dhismaha wejiga 1-aad ee Dekeda Garacad guul inoogu dhamaado.

Dhismaha Dekeda Garacad waa guul weyn oo usoo hoyatey Ummada Soomaaliyeed meel ay joogaanba gaar ahaan Shacabka reer Puntland, waxayna muujisay guulaha laga dhaxlo isku tashiga bulsho.

Waan u mahadcelinayaa cidkasto oo ka qayb qaadatay guushan taariikhiga ah waxan lehay horay usooda

Bananbixi manta kaa dhacay magalada herer oo si nabad aha ku soo dhamaday
22/10/2022

Bananbixi manta kaa dhacay magalada herer oo si nabad aha ku soo dhamaday

08/10/2022

Asc asxabta

Ax Waxaan murugada iyo xanuunka la qeybsanayaa ehelada dadkii Soomaaliyeed ee ku geeriyooday weerarkii argagixisadu la b...
20/08/2022

Ax Waxaan murugada iyo xanuunka la qeybsanayaa ehelada dadkii Soomaaliyeed ee ku geeriyooday weerarkii argagixisadu la beegsadeen hoteelka Xayaat ee magaalada Muqdisho.

Waxaan Alle uga baryayaa in uu naxariistii janno ka waraabiyo intii dhimatay, dhaawacyadana deg deg u bogsiiyo.

Waxaan ku baaqayaa in Shacabka iyo Dowladda Soomaaliyeed isu kaashadaan sidii la isaga caabbin lahaa loona cirib tiri lahaa cadowgan har iyo habeen laynaya shacabkeenna.

Dr leta harar
15/08/2022

Dr leta harar

23/06/2022

Hees Cusub oo Loo qaaday Raysalwasaare Xamse Kooxda Hanqadh ee Gobolka Faafan Jigjiga.

Walayal gabadhan idin muqata yaa dhakhtar u soo aday itobiya waxayna kaa timid   soomaliya 6 cisho kaa hor ila hadana la...
21/06/2022

Walayal gabadhan idin muqata yaa dhakhtar u soo aday itobiya waxayna kaa timid soomaliya 6 cisho kaa hor ila hadana lama hayo waxana laa ishegay inu gadhi ku dhacay babili iyo jigiga dhaxdoda walaya gadhiga cidi xog ka haysa haa nala soo xidhidho mahadsanid

Waxan kaxumahay hadka soomaliyeed ini malin kaasta jigjga dhax deda salogu galo  dadku waxay dhahan waxa dhacay is badal...
21/06/2022

Waxan kaxumahay hadka soomaliyeed ini malin kaasta jigjga dhax deda salogu galo dadku waxay dhahan waxa dhacay is badal bal ishega is badal ka dhacay

21/06/2022
Marka aad tahay qof daacad ah. Hagardaamo kasto ee laguso maleego waad kabadbadi waxan ku suganahay magalada harar malin...
12/06/2022

Marka aad tahay qof daacad ah. Hagardaamo kasto ee laguso maleego waad kabadbadi waxan ku suganahay magalada harar malin kastana waxa la i melega dhibato alena waa iga badbadiya mansha allaha ale ayaa mahadle

Address

Harar
205268

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ahmad arab omar posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category