ROYAL HOTEL

ROYAL HOTEL Rooms | Restaurant | Café | Workspace | Gym | Bilan Garden 🌿 Located in Galkacyo

Tababar u socday mudo 6 maalin Macalimiinta kubada cagta Puntland iyo Galmudug  oo ay soo qaban qaabiyeen Xariirka kubad...
14/08/2026

Tababar u socday mudo 6 maalin Macalimiinta kubada cagta Puntland iyo Galmudug oo ay soo qaban qaabiyeen Xariirka kubada ca**ta Puntland iyo Somalia ayaa lasoo gaba gabeeyey

 : Xalay magaalada Gaalkacyo Waxaa Lagu Qabtay Munaasabad Si Heer Sare Ah Loo Soo Agaasimay Oo Lagu Soo Bandhigayay Buug...
13/07/2026

: Xalay magaalada Gaalkacyo Waxaa Lagu Qabtay Munaasabad Si Heer Sare Ah Loo Soo Agaasimay Oo Lagu Soo Bandhigayay Buugga "Maaraynta Dhaqaalaha", Kaas Oo Uu Qoray Dr. Xamse Xabiib.
ROYAL HOTEL .

Jawwi roobaadku wuxuu ku wacanyahay in lagu qaato meel ka baxsan guriga iyo xafiiska, Nagu soo booqo Royal hotel, kaalay...
18/06/2026

Jawwi roobaadku wuxuu ku wacanyahay in lagu qaato meel ka baxsan guriga iyo xafiiska, Nagu soo booqo Royal hotel, kaalay oo isla hel jawwi daggan, coffee wacan iyo fadhiga Royal hotel.

Come visit us today.

Hambalyo Arsenal Funs.
20/05/2026

Hambalyo Arsenal Funs.

21/11/2025

Kuso Dhawow Cawayska Royal Hotel iyo Viewga Magaalada Gaalkacyo.

Address

Jidka Xero Dayax
Gaalkacyo

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when ROYAL HOTEL posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Hotel

Send a message to ROYAL HOTEL:

Shortcuts

Share

Category