Al jazeera Hotel Galkio

Call Directions Website Contact the hotel

Al jazeera Hotel Galkio Waa page Loogu talagalay macaamisha Aljazeera Hotel business Group

Guddiga Horumarinta Degmada Gaalkacyo ayaa maanta kulan kula yeeshay Al JazeeraHotel  Wasiirka Caafimaadka Puntland iyo ...
01/11/2026

Guddiga Horumarinta Degmada Gaalkacyo ayaa maanta kulan kula yeeshay Al JazeeraHotel Wasiirka Caafimaadka Puntland iyo wafdi uu hoggaaminayo oo soo gaaray magaalada. Waxay ka wada hadleen xaaladda guud ee Gaalkacyo iyo dadaallada biyo-saarista ah ee ka socda xarumaha caafimaadka.

Guddiga, oo wada qorshe weyn ee biyo saarka, ayaa sidoo kale qayb ka ah dadaallada ballaaran ee biyaha roobka looga saarayo magaalada.

25/10/2026

Al JazeeraHotel waxaa maanta ka furmay Shirka 9-aad ee Hantiilayaasha Shirkadda Wadaagsan ee Dekadda Garacad,
Aljazeera hotel

25/10/2026

Al JazeeraHotel waxaa maanta ka furmay Shirka 9-aad ee Hantiilayaasha Shirkadda Wadaagsan ee Dekadda Garacad, kaas oo diiradda lagu saarayo horumarka la gaaray, qorshayaasha socda iyo hiigsiga mustaqbalka ee mashruucan taariikhiga ah.

Shirka oo ka qabsoomay hoolka Al Jazeera, waxaa ka soo qayb galay maamulka Shirkadda Wadaagsan, hantiilayaasha iyo qaybaha kala duwan ee bulshada. Sidoo kale, hantiilayaasha ku sugan dibadda ayaa shirka uga qayb galay habka fogaan-aragga (Online).

Aljazeera hotel

Al JazeeraHotel  waxaa maanta ka furmay Shirka 9-aad ee Hantiilayaasha Shirkadda Wadaagsan ee Dekadda Garacad, kaas oo d...
25/10/2026

Al JazeeraHotel waxaa maanta ka furmay Shirka 9-aad ee Hantiilayaasha Shirkadda Wadaagsan ee Dekadda Garacad, kaas oo diiradda lagu saarayo horumarka la gaaray, qorshayaasha socda iyo hiigsiga mustaqbalka ee mashruucan taariikhiga ah.

Shirka oo ka qabsoomay hoolka Al Jazeera, waxaa ka soo qayb galay maamulka Shirkadda Wadaagsan, hantiilayaasha iyo qaybaha kala duwan ee bulshada. Sidoo kale, hantiilayaasha ku sugan dibadda ayaa shirka uga qayb galay habka fogaan-aragga (Online).

Aljazeera hotel

Al JazeeraHotel Xafladi saxiixa Biyo sarka magalada GalkacyoMaamuus hall
03/10/2026

Al JazeeraHotel
Xafladi saxiixa Biyo sarka magalada Galkacyo
Maamuus hall

03/10/2026

Hambalyo mudane mahad Amir Samatar iyo marwo Halimo Ladan Mohamed oo meherkodu ka dhacay Al JazeeraHotel

Heshiis kala saxiixashada mashruca biya sarka Magalada Galkacyo oo ka dhacay aljazeera hotel waxaana kasoo qaybgalay Was...
03/10/2026

Heshiis kala saxiixashada mashruca biya sarka Magalada Galkacyo oo ka dhacay aljazeera hotel waxaana kasoo qaybgalay Wasiiro, xildhibano, mamulka Gobolka, iyo degmada, cuqal iyo wax garad.
Aljazeera hotel

23/09/2026

Hambalyo mudane Abdulmuncin Said Mumin iyo marwo Asiyo Gorod Farah oo meherkodu ka dhacay Al JazeeraHotel.

Address

Garsoor
Galcaio

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Al jazeera Hotel Galkio posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Hotel

Send a message to Al jazeera Hotel Galkio:

Shortcuts

Share

Category