Assod Hotel

Assod Hotel Assod Hotel
πŸ“Shacabka, Dhabarka wasaarada diinta iyo awqaafta. Hargeisa, Somaliland
☎️523101

21/08/2026

Jumca Mubarak Assod Hotel Meesha martidu ka hesho soo dhaweyn, adeeg iyo xasuus wanaagsan. 🏨✨

20/08/2026

Assod Hotel wuxuu martigaliyay Taiwan Scholarships Award Ceremony 2026

20/08/2026

Waxaan ku faraxsanahay booqashadii uu Al fanaan Ali zaki ku yimid Assod Hotel , halkaas oo uu indhihiisa ku arkay quruxda, nadaafadda iyo adeegyada heerka sare ah ee hotelku bixiyo.
Wuxuu si gaar ah ula dhacay qurxinta hotelka, jawiga deggan, soo dhaweynta wanaagsan iyo adeegyada kala duwan ee aan u diyaarinnay macaamisha.
Assod Hotel meel aad ku raaxaysato, ku nasato, kuna dareento adeeg iyo soo dhaweyn .

19/08/2026

Assod Hotel
meel aad ku nasato, ku raaxaysato, kuna dareento soo-dhaweyn dhab ah.
diyaar baan kuu nahay mar walba. Ku soo dhawoow Assod Hotel.

18/08/2026

Assod Hotel waxa lagu soo bandhigay ciyaar dhaqameed Soomaaliyeed oo qurux badan, taas oo xambaarsan, dhaqan iyo suugaan Soomaaliyeed.

02/01/2026

Ku qabso munaasibadahaaga kala duwan assod hotel

24/11/2025

✨ Waan ku faraxsanahay inaan kuu adeegno, Macmiilkeenna qiimaha badan – Sidiiq Farah! ✨
Assod Hotel waxa ay mar walba diyaar u tahay inay kugu soo dhoweyso adeeg hufan, nadaafad heer sare ah, iyo raaxo aan la ilaawi karin.

🏨 Ku soo dhowaada Assod Hotel dhammaantiin!
Haddii aad tahay qof safar ku sugan, marti booqasho ah, ama raadinaya meel deggan oo qurux badan, Assod Hotel waa doorashada ugu habboon.

πŸ“ž Book your room now: 523101
Meelaha waa xadidan yihiin β€” ha moogaan fursadda!

✨ Raaxo | Nadaafad | Ammaan | Adeeg Degdeg ah
Dooro Assod Hotel… halka raaxadu ay noqoto xasuus!

18/10/2025

Assod Hotel
#

𝐀𝐬𝐬𝐨𝐝 π‡π¨π­πžπ₯Waxa kuugu diyaara Vip rooms loo diyaariyay si casri ah oo ood ku dareemi doonto deganaan iyo raaxo Assod Hot...
01/06/2025

𝐀𝐬𝐬𝐨𝐝 π‡π¨π­πžπ₯
Waxa kuugu diyaara Vip rooms loo diyaariyay si casri ah oo ood ku dareemi doonto deganaan iyo raaxo Assod Hotel waa haqabtiraha macamiisha .
π‡πšπππš 𝐀𝐚𝐬𝐨𝐨 πƒπšπ₯𝐛𝐨 𝐌𝐚𝐜𝐦𝐒𝐒π₯:-
☎️ Telesom : +252 523101
☎️ Somtel : +252 301111
πŸ“§ [email protected]
Web:- www.assodhotel.com
πŸ“Jigjigayar, Hargeisa-Somaliland.




Address

Principal Road
Hargeisa
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Assod Hotel posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Hotel

Send a message to Assod Hotel:

Shortcuts

Share

Category