09/06/2026
Babaygu waa mid ka mid ah miraha ugu faa’iidada badan caafimaadka. Wuxuu qani ku yahay fiitamiinnada A iyo C, kuwaas oo xoojiya difaaca jirka isla markaana ka caawiya jirka inuu iska difaaco cudurrada.
Faa’iidooyinka Babayga:
✅ Wuxuu hagaajiyaa dheef-shiidka cuntada.
✅ Wuxuu xoojiyaa difaaca jirka.
✅ Wuxuu ka qayb qaataa caafimaadka maqaarka iyo indhaha.
✅ Wuxuu jirka siiyaa nafaqo iyo tamar dabiici ah.
✅ Wuxuu hodan ku yahay antioxidants-ka la dagaallama waxyeellada unugyada.
Badigoob Agro Link waxay kuu keentaa miro cusub, tayo leh, kana yimid beero si wanaagsan loo daryeelay. Tayada iyo caafimaadku waa mudnaanteenna.
Agriculture SomaliFarming FreshFromFarm Nutrition NaturalHealth QualityProduce HealthyLiving