16/08/2026
Ma leedahay qorshe aad ku qaadato waqti xusuus leh? Adigoo isku helay halmar qofka aad jeceshahay iyo jawiga cajiibka ah ee Jaziira Aqua Park, ma jirto wax ka fiican! ποΈπͺΈ
Ka njoo xilliyada ugu quruxda badan dalxiiska, nasashada, iyo madadaalada biyaha ee xeebta Jaziira. Waa hoyga dalxiiska iyo farxada ee qoyska iyo asxaabta!
Kaliya imaada oo la kulma waqtiyada ugu cajiibsan! π